In ka badan 10 maxbuus oo ku Xirnaa jasiirada Seychelles ayaa maanta dib loogu soo celiyay dalka, Waxaana Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wasiirka Cadaalada, Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Iyo Xubno ka tirsan Aqalka Sare.
Maxabistani ayaa 6 ka mid ah xabsiga Ku dhameysan doona dalka halka Qofka dodobaad la sii dayay oo uu mudada xabsiga uu soo dhameystay.
Taliyah Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cusmaan ayaa shegay in tallaabo Wagansan ay tahay in dalka dib loogu Soo celiyo maxabiista Soomaaliyeed ee ku Xiran Wadamada Calamka.




From the comments