Booliska dalka Lebanon ayaa sheegay in la helay diblomaasiyad UK u fadhisay magaalada Beirut iyada oo la dilay.
Diblomaasiyadda ayaa lagu magacaabi jiray Rabiika, waxaana laga medykeeda wado dhinaceed. Ilaa iyo hadda wax war ah kama soo bixin safaaradda UK ay ku leedahay magaalda Beirut ee dalka Lebanon.
Ilo wareedyo dhanka booliska ah ayaa waxay sheegeen in diblomaasiyadda ay la kulantay xad-gudub dhanka jinsiga ah,sidoo kale ilo wareedyada booliska ayaa waxay cadeeyeen in gabadhaan la dilay maalintii jimcaha aheyd.




From the comments