Kenya ayaa mar kale ka hadashay kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya iyo jawaabta ay arrintaasi ka bixisay.
Xeer-ilaaliyaha guud ee Kenya Githu Muigai ayaa sheegay in weli Kenya ay ka taagan tahay kiiska muranka badda eek ala dhaxeeya Soomaaliya meeshii ay horay uga taagneed.
Githu Muigai waxaa uu intaasi ku daray in ay Kenya rumeysan tahay in wadahal wax lagu xaliyo oo aan maxkamad loo baahneen.




From the comments