Dalka Mareykanka ayaa sanadkan waxaa uu kordhigay duqeymaha uu ka sameeyo gudaha Soomaliya kaas oo bar-tilmaameedka yahay xarakada Al-shabaab.
Illaa 34 jeer ayey Mareykanka duqeeyaan gudaha Soomaaliya, iyaga oo dilay in ka badan 228 qof.
Bishii March ee sanadkan wixii ka dambeeyay, maamulka cusub ee Trump waxaa uu ogolaaday in la bar-tilmaameedsan karo meelaha ay rayidka joogaan.




From the comments