Goobjoog

Siyaasiga Mucaaradka Ah Cabdiraxmaan Cabdishakur Oo Dammiin Lagu Sii Daayey

Waxaa habeenkii arbacadii xabsiga laga sii daayey siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur oo muddo 3 maalin ku jiray gacanta hey’adaha ammaanka. Wararka qaar ayaa sheegaya in lagu sii daayey damiin oo ay…

Siyaasiga Mucaaradka Ah Cabdiraxmaan Cabdishakur Oo Dammiin Lagu Sii Daayey

Waxaa habeenkii arbacadii xabsiga laga sii daayey siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur oo muddo 3 maalin ku jiray gacanta hey’adaha ammaanka.

Wararka qaar ayaa sheegaya in lagu sii daayey damiin oo ay ka shaqeeyeen wasiirro, Xildhibaanno, Odeyaal iyo qaar ka tirsan madaxda maamul goboleedyada.

Shuruudaha heshiiska ayaa waxaa ka mid ah inuusan dalka ka bixi karin, inuu saxaafada la hadli karin iyo in uusan shir qaban karin, inta ay socoto kiiska dacwadiisa.

Wararkan oo Faa-faahsan, Goor dhaw, Kala Soco, Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments