Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal beeleed u dhaxeeya maleeshiyo beeleed, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.
Dagaalladan ayaa xooggooda ka socda deegaanno ku dhow degmada Laascaanood, iyadoo u dhaxeeyo xoolo dhaqato.
Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkan ku dhimatay 3 qof, iyadoo dhaawaca uu intaasi ka badan yahay.




From the comments