Waxgaradka iyo culimada ku sugan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ka hadlay dilal la xiriira aanooyin qabiil oo maalmihii ugu dambeeyay ka dhacay magaaladaasi,
Waxay sheegeen in Somaliland ay sabab u tahay dilalkan dhacaya, maadaama aanay waxbo ka qaban dad ku eedeysan dilal oo ay xasbiyada ku hayaan.
Culimada ayaa soo jeediyey in cid walbo oo wax disha aan xabsi la gelin ee sharciga la mariyo, la qisaaso ama la horkeeno dadka leh dhiigga qofka uu dilay.




From the comments