Xarakada Al-shabaab ayaa fagaare ku yaalla deegaanka Iidaale ee gobolka Baay waxay gelinkii dambe ee shalay ku toogteen Shan qof oo ay ku eedeeyeen iney la shaqeynayeen dowladda Federaalka iyo dowlado shisheeye.
Shacabka ku dhaqan deegaanka Iidaale ayaa la isugu keenay meel fagaaro ah, waxaana la sheegay in raggan oo dhammaantood dhallinyaro ahaa ay la shaqeynayeen Maraykanka, dowladda Federaalka, maamul goboleedyada Jubbaland iyo K/galbeed, waxayna dhammaantood ku sheegeen iney ahaayeen sirdoon.
Ragga la dilay ayaa magacyadooda lagu kala sheegay:




From the comments