Golaha Wasiirada Galmudug ayaa maanta Axad ah waxay ansixiyeen Miisaaniyadda sanadka 2018 uu ku shaqeen doono Maamulkooda.
Kulan ay wasiiradan ku yeesheen magalada Cadaado ayey ku ansixiyeen miisaaniyad sanadeedka maamulka Galmudug.
Wasiirada Galmudug ayaa sidoo kale ka hadlay weerarkii shalay lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawale qeybdiid waxaana ay ka dalbadeen Dowladda Soomaaliya in baaritaan dhab ah ay ku sameyso weerarkaasi.




From the comments