Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe.
Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la sheegay iney weerareen bar koontarool oo ciidamada dowladda ku lahaayeen halkaasi, waxaana dhacay dagaal xooggan.
Inta la xaqiijiyey Hal qof ayaa dagaalkaasi ku dhintey, iyadoo dhaawacna uu jiro, balse tirada weli lama helin.




From the comments