Dhageyso: Ururka Qareennada Soomaaliyeed Oo Ka Horyimid Go’aankii Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir
Sheeko:Dalka

Ururuka Qareennada Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa kasoo horjeestay go’aankii maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ay maanta ku ganaaxday 8 qareen oo lagu eedeeyay iney diideen u doodista siyaasi C/raxmaan C/shakuur.
Qoraal ay soo saareen ayeey kaga hadleen sharci ahaanshiyaha go’aankaasi, mudada loo sheegay iney u doodayaan Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur iyo sidoo kale arrimaha keenay iney maxkamadda ku celiyaan go’aankii kiiskaasi loogu soo magacaabay.
Halkaan hoose ka dhageyso:
Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka: