Goobjoog

Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre oo 3 Wasiir Shaqada Ka Ceyriyay , 3 kalana magacaabay

Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa uu shaqada ka ceyriyay wasiirrada kala ah : Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga calamiga Yusuf Garaad,, Wasiirka warshadaha iyo ganacsig Khadra Axmed Ducaale, iyo wasiirka…

Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre oo 3 Wasiir Shaqada Ka Ceyriyay , 3 kalana magacaabay

Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa uu shaqada ka ceyriyay wasiirrada kala ah :

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga calamiga Yusuf Garaad,, Wasiirka warshadaha iyo ganacsig Khadra Axmed Ducaale, iyo wasiirka arrimaha gudaha federalism-ka Cabdi Farah Saciid“Juxa

Wasiirrada cusub ee booskooda la magacaabay waxaa ay kala yihiin:

Wasiirka cusub ee arrim aga dibadda Amb Axmed Isse Awad, , wasiirka cusub ee ganacsiga iyo warshadaha Mohamed Cabdi Hayir Mareye, iyo wasiirka cusub ee arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdi Mohamed Sabriye

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments