Warbixinno badan ayaa laga qoray maamulka Trump iyo qaabka uu u maareeyo la-dagaalanka waxa loogu yeero argigixisada.
Mareykanka waxaa jirto illaa 4 dal oo ciidamo dhulka aaney ka joogin balse uu si joogta ah u duqeeyo sida Libya, Pakistan, Somalia iyo Yemen.
Weeraradaasi xilligii Obama waxaa ay koobnaayeen, oo inta badan waxaa ay Mareykanka taageeri jireen maamullada halkaasi ka jira, Laakin Trump waxaa uu bilaabay daba-maryo.




From the comments