Goobjoog

Axsaab NISA Ku Eedeysay Caburinta Xuriyadaha, Afkaarta Iyo Dimoqoraadiyadda

War Saxaafadeed ay maanta soo saareen xisbiyadda siyaasadda ee Daljir, Wadajir, Kulan iyo Horusocod ayaa lagu dhaliilay hey’adda sirdoonka qaranka ee NISA. Qoraalka axsaabta waxaa lagu sheegay in NISA ay…

Axsaab NISA Ku Eedeysay Caburinta Xuriyadaha, Afkaarta Iyo Dimoqoraadiyadda

War Saxaafadeed ay maanta soo saareen xisbiyadda siyaasadda ee Daljir, Wadajir, Kulan iyo Horusocod ayaa lagu dhaliilay hey’adda sirdoonka qaranka ee NISA.

Qoraalka axsaabta waxaa lagu sheegay in NISA ay caburinta xuriyadaha, codka xorta ah ee muwaadiniinta iyo la dagaalanka dimoqoraadiyadda.

Sida war-saxaafadeedka ku qoran, hey’adda NISA waxaa lagu eedeeyay in ay ku adeegtaan Madaxda sare ee dowladda sida Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Agaasimaha Madaxtooyada.

Akhriso:

nisa

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments