Boqor Maxamed Jaamac oo ka mid ah odayaashii 135-ta ee soo xulay baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaliilay qaabka uu Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre u bedalay Saddex kamid ahaa golahiisa wasiirada.
Waxa uu sheegay in is bedalka muhiim uu yahay, balse aanay ku fekerin qaabka hadda loo maray waa sida uu hadalka u dhigaye.
Sidoo kale boqorka ayaa sheegay in xubnaha cusub ee lasoo magacaabay uu ku jiro shaqsi uu sheegay in gabood fallo geystay xilligii dowladdii uu hoggaaminayey Xasan Sheekh Maxamuud, welina aan wax cadaaladda ah la horgeyn.




From the comments