Doon ay la socdeen tahriibayaal Afrikaan ah ayaa ku degtay badda u dhaxeysa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan.
Inta la xaqiijiyey 8 qof ayaa ku geeriyootey halkaasi, waxaana lasoo badbaadiyey 84 kale, halka dad aan tiradooda weli la shaacin la la’yahay.
Maraakiib laga leeyahay Talyaaniga ayaa wada baadi goobka ku aadan dadkan la layahay, oo markii horeba tahriib ahaan uga soo baxay dalka Liibiya.




From the comments