Degaansho cago badan aan ku taagneyn ayaa laga soo sheegayaa deegaannao ka tirsan gobolka Sool oo ay shalay ku dagaallameen ciidamada Puntland iyo Somaliland.
Wararkii ugu dambeeyay ee Goobjoog News ka heshay halka lagu dagaallamay ayaa sheegaya in Labada dhinac u kala tageen gurmadyo xooggan.
Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in dadkii ugu badnaa ay saakay isaga barakaceen deegaanka Tukaraq oo shalay subax lagu dagaallamay.




From the comments