Goobjoog

Fannaanadda Khadiijo Cabdulaahi Daleys Oo Geeriyootay

Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in ay maanta geeriyootay fannaanadda Khadiijo Cabdulaahi Daleys. Khadiijo Cabdulaahi Daleys oo ka tirsaneyd hobollada Waaberi ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaalla dalka…

Fannaanadda Khadiijo Cabdulaahi Daleys Oo Geeriyootay

Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in ay maanta geeriyootay fannaanadda Khadiijo Cabdulaahi Daleys.

Khadiijo Cabdulaahi Daleys oo ka tirsaneyd hobollada Waaberi ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaalla dalka Canada.

Fannaanadan waxaa ka ay ka mid aheyd gabdhihii ugu horeeyay ee heesa, dad qaar waxaa ay sheegaan in Koonfurta iyada ugu horreysay.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments