Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa sheegay in Israel ay ku tumatay heshiiskii Oslo oo ay la gashay Falastiin,waxaa uu ku tilmaamay qorshaha madaxweyne Trump ee nabad-galyada bariga dhexe inay tahay dharbaaxo waqtiyeed.
Madaxweyne Cabas ayaa ku celiyey in madaxda Mareykanka ay diidanyihiin inay dhexdhexaad ka noqdaan geedi socodka bariga dhexe.
Madaxweyne Cabas ayaa hoosta ka xariiqay inay jiraan in loo soo jeediyey inay qaataan magaalada Abu Diis ayna u noqoto caasimadda Falastiin badalka Qudus.




From the comments