Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay rag la sheegay iney yihiin burcad habeenkii dadka taleefannada ka qaadan jiray.
Ragga lasoo qabtay tiro ahaan waa Afar, waxaana taliska uu sheegay in ay shacabka ku dhici jireen Mootooyin bajaaj iyo qori.
Qaasim Axmed Rooble, Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa warbaahinta u sheegay in raggan sidoo kale lagu soo qabtay Taleefanno badan oo gacanta kuwa lagu qaato ah.




From the comments