Guddoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi ayaa sheegay in xil ka qaadistiisa ay soo dedejisay Labo arrin oo uu saxaafadda usoo bandhigay.
Waxa uu tilmaamay in arrimahaasi ka mid yihiin amniga iyo sidoo kale shirkii wadatashiga iyo nabadeynta gobolka Banaadir.





From the comments