Wasiirka arrimaha horumarinta caalamiga ee Britain Penelope Mary Mordaunt oo Goobjoog News siisay wasreysi gaar ah ayaa ka hadashay walaaca ay ka qabto arrimaha banii’aadnimada Soomaaliya.
Wasiirka arrimaha horumarinta caalamiga ee Britain Penelope Mary Mordaunt oo arrintaasi ka hadleyso waxaa ay tiri‘Xiriirkeenna waa mid dhinacyo badan, walaaceenna ugu weyn waa kan banii’aadnimada, waxaan sanadkii hore guullo- ka gaarney dhibaatooyinka abaaraha, waxaan wax badan ka baranay kooxaha nala ologga ah oo arrimahan nooga horeeyay”.
Mar ay ka hadleysay wax ay Soomaaliya ka rabaan waxaa ay tiri “Arrimaha banii’aadnimada waxaa rabnaa in Soomaaliya ay hor-u-marto, waxaan kulamo la yeeshay wasiirro badan oo uu ku jiro wasiirka maaliyadda, waxaan il gaar ah ku heynaa sidii loo hor mari lahaa ganacsiga gaarka loo leeyahay, waxaan la fal-geli karnaa maalgeshiyada halkan ka jira




From the comments