Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay.
Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Xaaf ayaa si wadajir ah waxay u dhagax dhigeen dekadda Hobyo oo la dhisi doono.
Maamulka Galmudug ayaa sheegay in muhiim u tahay dekaddan ilahooda dhaqaalaha, iyadoo sida ugu dhaqsiyaha badan loo dhisi doono.





From the comments