Goobjoog

Maxkamadda VICENZA Qeybteeda Dacwadaha Madaniga ah: Dhimasho la tuhunsanyaahay Maxamad Cali Abuukar

Maxkamadda magaalada Vicenza ee dalka Talyaaniga qeybteeda labaad ee dacwadaha madaniga ah ee uu qaaddiga ka yahay Mr Stefano Rago ayaa 28 Novemeber 2017 amartay baahinta codsiga ah ku dhawaaqista…

Maxkamadda VICENZA Qeybteeda Dacwadaha Madaniga ah: Dhimasho la tuhunsanyaahay Maxamad Cali Abuukar

Maxkamadda magaalada Vicenza ee dalka Talyaaniga qeybteeda labaad ee dacwadaha madaniga ah  ee uu qaaddiga ka yahay Mr Stefano Rago ayaa 28 Novemeber 2017 amartay baahinta codsiga ah ku dhawaaqista geerida aan la hubin ee Mohamed Ali Abukar oo ku dhashay Soomaaliya 3 february 1947dii kaasoo la la’yahay tan iyo 2004tii. Waxaa laga codsanayaa qof kasta oo aqbaar ka haya muwaadinkan la waayey inuu kusoo hagaajiyo maxkamaddan wixii uu xog ka ogyahay Maxamad Cali Abukar  lix bilood gudahood ee ka billaabanaya faafintan ugu dambeysa.

Somalia, 8 January 2018

Avv. Eleonora Cerin

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments