Askar ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, kuna sugnaa Isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho ayaa lagu tuuray Bam gacmeed sababay khasaare dhaawac u badan.
Inta la xaqiijiyey waxaa Bamkaasi ku dhaawacantay 5 qof oo ay ku jiraan shacab halkaasi marayey.
Ciidamo kale oo dowladda ah ayaa gaaray halka qaraxan Bamka ah uu ka dhacay, waxaana ay wadaan howlgallo ay ku raadinayaan ciddii Bamka ku tuurtay askarta.




From the comments