Goobjoog

Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Hadlay Sida Looga Hortagi Karo Musuqa

Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ugu haboon ee looga hortagi karo musuqa ka jira dalka. Waxay dadkani oo la hadlay Goobjoog News…

Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Hadlay Sida Looga Hortagi Karo Musuqa

Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ugu haboon ee looga hortagi karo musuqa ka jira dalka.

Waxay dadkani oo la hadlay Goobjoog News ay sheegeen in musuqa kaliya aanu ka jirin xafiisyada dowladda ee sidoo kale uu ka jiro meel walbo oo dalka sida xarumaha waxbarashada, ganacsiga gaarka loo leeyahay iyo wixii lamid ah.

Sidoo kale, dadkan ayaa sheegaya in haddii madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoojiyaan la xisaabtanka hay’adaha dowladda ay yaraan doonto musuqa.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments