Diini Maxamed Diini, gudoomiyaha Dallada Jilayaasha aan dowliga ahayn ee SOSCENSA ayaa sheegay in uu dalka ka jiro Sicir barar baahsan, waxa uu intaasi ku adaray in haddii aan si degdeg ah aan wax looga qaban uu sii baahi doono sicir bararka.
Guddoomiye Diini waxaa uu tilmaamay in gobollo badan oo ka mid ah dalka uu soo maray, kuna soo arkay dad la dhibaateysan sicir-barar.
Diini Maxamed Diini, , waxaa uu ugu baaqay mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya oo in ka badan boqol kun oo doolar kala baxa baabuurta ay wataan in lacgtaasi dadka masaakiinta ah wax lagu siiyo.




From the comments