Andrew G. McCabe oo ahaa ku xigeenka madaxa FPI ayaa isniintii iscasilay ka dib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu kala kulmay dhaleeceemo soo-laablaabtay, waxaa ay arrintan qeyb ka tahay qaska ka jiray xafiiskan intii uu Trump joogay.
Andrew G. McCabe ayaa sidoo kale waxa uu cadaadis kala kulmayey madaxa FPI-da, Christopher si uu isku casilo ka hor inta aysan warbixin sanadle ah aysan soo saarin wakaaladda amniga.
Waxa lagu wadaa inuu shaqada ka fariisto Andrew 18 Maarso ee soo socota.




From the comments