Colombo: Sri Lanka Oo Codsaneysa In Lagu Daro Ciidamada La Dagaalanka Burcad-badeedda
Sheeko:Dalka

Xukuumadda Sri Lanka a yaa lagu wadaa in ay codsi rasmi ah u soo qorato kooxda ilaalada xeebaha Soomaaliya ee loo yaqaano (CGPCS) in ay uga qeyb-qaadato howl-gallada ka socda xeebaha Soomaaliya oo lagu dagaalamyo byrcad badeecadda.
Burcad-badeeda waxaa ay xoog u ga jireen xeebaha Soomaaliya laga soo bilaabo 2005tii, iyaga oo maraakiib badan ka afduubtay badweynha Hindiya illaa 2010kii uu gaaray tiradii ugu badneed ee afduubka.
Ciidamada ilaalada xeebaha Soomaaliya ee the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia (CGPCS) waxaa la aasaasay january 14, 2009, qaraarka golaha ammaanka ee 1851, waxaa ayna wax badan ka badaleen dhibaatadii ka jirtay xeebaha Soomaaliya.
Goobjoog News