Turkiga ayaa ku dhawaaqay in uu dib-u-soo-celin-doono xiriirkii kala dhaxeeyay boqortooyada Holland kadib markii dalka dambe uu xiriirkii diblomaasiyadeed jaray.
Turkiga dhankooda waxaa sheegayaan in Holland aaney wax cusub sameyn marka laga reebo in ay celisay safiir aan horay dalka u joogin, xiriirka diblomaasiyadeedna uu sidiisii yahay.
Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga waxaa lagu sheegay in Natherlands ay xilli hore ay kala baxday Turkiga Safiirkii u fadhiyey, waxayna wasaaraddu sheegtay in arrinkaasi aysan jecleysan Ankara.




From the comments