Maamulka Galmudug ayaa rajo wanaagsan ka muujisay dhaqan galka heshiiskii dhowaan ay wada gaareen Ahlu Sunna.
Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Galmudug Axmed Cali Mire Faafaale oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in rajo fiican ay ka qabaan inuu dhaqan galo heshiiskaasi.
Wuxuu sheegay wasiirku in qaab wanaagsan loo wajahayo dhaqangelinta heshiiska Labada dhinac oo bishii lasoo dhaafay wejigii ugu dambeeyay ay ku saxiixdeen magaalada Dhuusamareeb.




From the comments