Madaxweynaha Mareykanka Donlad Trump ayaa uga digay Israel in deegaameysiga ay wado uu carqaladeeyo nabad-gelyada kala dhexeysa Falastiiniyiinta, waxa uuna ugu baaqay Israel in arintani ay ka digtoonaato.
Trump oo wareysi siinayay Joornaal ka soo baxa Israel ayaa cadeeyay in uu rumeysanyahay in Falastiin iyo Israel aysan diyaar u aheyn in ay sameeyaan nabad.
hadal ka soo baxay Trump bishii tagtay ee December ayaa ka careysiiyay Falastiiniyiinta, ka dib markii Qudus uu u aqoonsaday caasimadda maamulka Israel.




From the comments