Mas’uuliyiinka ka socda midowga Afrika ayaa ku sugan Soomaaliya si ay u qiimeeyaan howlgalka AMISOM iyo sidii amniga ugu wareegin lahaayeen ciidamada Soomaalida.
Sida ay sheegtay Xinhua , Kooxdan oo 10 qof gaaraya, waxaa ay yimaadeen talaadadii, 4 maalin ayey socon-doontaa qiimeyntooda iyaga oo la kulmi-doono saraakiil sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.
“Wada hadalka waxaa uu xoogga saari-doonaa nabad ilaalinta, iyo sida amniga loogu wareejin lahaa ciidamada xoogga Soomaalida” sida waxaa sheegay mas’uul u hadlay midowga Afrika.




From the comments