Goobjoog

Madaxweyne Xaaf Oo Ammar Kasoo Saaray Dhulalka Aan Sharciga Lahayn Ee Hobyo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa soo saaray wareegto uu ku mamnuucay bixinta iyo iibinta dhulalka aan lahayn sharciga ee degmada Hobyo. Waxaa wareegtadan lagu faray guddoomiyaha…

Madaxweyne Xaaf Oo Ammar Kasoo Saaray Dhulalka Aan Sharciga Lahayn Ee Hobyo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa soo saaray wareegto uu ku mamnuucay bixinta iyo iibinta dhulalka aan lahayn sharciga ee degmada Hobyo.

Waxaa wareegtadan lagu faray guddoomiyaha degmada Hobyo inaan la iibin karin dhul aan sharciyeesneen oo Hobyo ah.

Sidoo kale, waxaa lagu wargeliyey qof walbo ooh hanti geliya dhulalka aan sharciyeesneen ee degmadaasi in wax walboo yimaada mas’uul ka noqon doono.

Halkaan hoose ka akhriso wareegtada:

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments