Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac-nac oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Somaliland ayaa rajo ka muujiyey miradhalka wadahadal ay yeeshaan Somaliland iyo dowladda Federaalka.
Xildhibaan Maxamed Diiriye Nac-nac waxaa uu intaasi raaciyay in muhiim ay tahay markan in laga wada hadlo arrimaha masiiriga ah, isla markaana la doonayo in Labada dhinac ay ka wada hadlaan xaqiiqada.
Sidoo kale xildhibaan Axmed Maxamed ayaa ka hadlay in aanay suurtagal ahayn in Somaliland ay dib ula midowdo Soomaaliya inteeda kale, waa sida uu hadalka u dhigaye.




From the comments