Goobjoog

Doorashada Baarlamaaniga Ah Ee Djibouti

Doorasho baarlamaani ah ayaa maanta ka dhacday dalka Djibouti, dalkan yar oo horay Faransiiska u soo gumeystay waxaa tan iyo 1999-kii ka talinayey Ismaciil Cumar Guuleed. Goobaha cod-bixinta oo furtay…

Doorashada Baarlamaaniga Ah Ee Djibouti

Doorasho baarlamaani ah ayaa maanta ka dhacday dalka Djibouti, dalkan yar oo horay Faransiiska u soo gumeystay waxaa tan iyo 1999-kii ka talinayey Ismaciil Cumar Guuleed.

Goobaha cod-bixinta oo furtay 6:30 am (0330 GMT), waxaa codeynaya illaa 194,000 si ay u doortaan  65 Xildhibaan.

Xisbiga talada haya ee UMP ayaa la filayaa in uu aqlabiyad ku guuleysto, kana faa’ideysto kala qeybsanaanta mucaaradka

Dalka Djibouti, waxaa haweenka loo qoondeeyay kooto dhan 25%

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments