Qarax ismiidaamin ah ayaa ka dhacay duleedka Muqdisho, gaar ahaan Koontaroolka Siinka Dheer ee degmada Kaxda, sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen ilo wareedyo goobta ku sugan.
Qaraxani oo loo adeegsaday gaari ayaa dhacay xilli askarta dowladda Fedaralka ay ku mashquulsanayeen baaridda gaadiidka u kala gooshaya Muqdisho iyo Afgooye.
waxaa jira qasaaro ka dhashay qaraxani in kasta oo aan la ogeyn tirada saxda ah.




From the comments