Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-murtiyeed ay kaga hadlayso heshiiska dekedda Berbera ee u dhaxeeya DP World, Somaliland iyo Itoobiya.
Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay in heshiiskaas aysan dowladda Soomaaliya ka qeyb-galin cid wakiil uga ahna in aysan jirin.
Haddaba Goobjoog News waxa ay u soo gudbineysaa Aqristiyaasheeda qodobada ay soo saartay wasaaradda sida tan ayuuna u qornaa.




From the comments