Tan iyo markii uu biyo beelay Webiga Shabelle ee dhexmara gobolka Hiiraan ayaa bulshada ku nool halkaasi waxa ay ka cabanayaan biyo la’aanta jirta.
Dadkan ayaa waxa ay baaq u dirayaan madaxda dowladda Fedaraalka Soomaaliya waxa ayna ka codsanayaan in lala soo gaaro caawimaad degdeg ah.
Qaar ka mida dadkan oo la hadlay Goobjoog News ayaa waxaa ka mida hadalladooda “Biyaha Webiga midabkooda waa uu is badalay waxay noqdeen cagaar, sidoo kale waxay noqdeen dhanaan cabitaan iska daayee qofka bani aadanka ah xataa korkiisa ma taabsiin karo.




From the comments