Magaalada Washington ee dalka Maraykanka ayaa la filayaa in uu ka dhaco shir ballaaran oo looga hadlayo wadamada soo koraya iyo sidii loo taageeri lahaa.
Shirkaan waxaa soo qaban qaabiyey Bankiga Adduunka oo doonaya in taageero xooggan loo muujiyo dalalka soo koraya, waxaana ka qeybgalaya dalalka deeq bixiyeyaasha iyo dalalka caawinaadda u baahan.
Soomaaliya ayaa sanadkaan ka qeybgaleysa, waxaana u matalaya Ra’iisul wasaare Kheyre, iyadoo lasoo bandhigi doono horumarada lagu tallaabsaday 2017 iyo waxa la hiigsanayo 2018.




From the comments