Ra’iisulwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa madaxweynaha Mareykanka Domald Trump ayaa kulmi doona maanta oo Isniin ah, waana kulankii 5-aad oo ay yeeshaan labdan mas’uul.
Kulanka Netanyahu iyo Turmp ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xilli ay cirka isku sii shareereyso xaaladda Suuriya taasi oo ay ku kula argati duwanyihiin sida ay wax u socdan dowladaha reer galbeedka.
Waxyaabaha ay ka wada hadli donaan waxaa ka mid ah in Trump uu ka soo qeyb-galo xafladda xarig ka jaridda safaaradda mareykanka taasi oo loo rari doono Qudus bisha May ee soo socota.




From the comments