Golaha Shacabka ayaa maanta qabanaya kulanka koowaad kalfadhiga 3-aad, ajandaha kulanka ayaa waxa uu yahay DP World iyo heshiiska Berbera, waxaa kaloo laga hadli doonaa xeerhoosaadka.
Doraad ayay ahayd markii uu furmay kalfadhiga 3-aad ee baarlamaanka waxaana furay kalfadhiga madaxweynaha Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Kulanka maanta ayaa waxaa lagu eegayaa heshiiska saddex-geesoodka ah ee u dhaxeeya DP World , Somaliland iyo Itoobiya.




From the comments