Madaxda Libya ayaa waxa ay soo saareen 205 amarro, kuwaasi oo lagu joojinayo dad Libya u dhashay iyo kuwo ajaanib oo lagu tuhmayo in ay garab ku leeyihiin shabakadaha wax u Tahriibiya qaaradda Yurub.
Dadkan ayaa waxaa ka mid ah eedeymaha loo jeediyey ka ganacsiga dadka, jirdil, dil iyo kufsi.
Kooxahan wax tahriibiya ayaa waxa ay is kugu jiraan ciidamada amniga Libya, mas’uuliyiinta xeryaha muhaajiriinta iyo mas’uuliyiinta safaaradaha Africa ee Libya ku yaallo.




From the comments