Madaxda dalka Rwanda ayaa ka mamnuucay qaar ka mid ah Maajidda ku yaallo caasimadda Kigali, in ay adeegsadaan ama ay ku adimaan Mikrofoon.
Arrintan ayaa timid todobaadyo ka dib markii madaxda ay xireen boqolaal Kaniisad oo ku yaalay caasimadda Kigali.
Wareegtadan cusub oo ay madaxdu soo saareen ayaa lagu dhaqan galin doonaan masaajidda ku yaallo gobolka Niyaaro oo ah meesha ugu badan oo ay maajiddu ku yaalaan.




From the comments