Nabadoon Axmed Cabdulle Jimcaale, oo ka tirsan nabaddoonnada Hiiraan ayaa goordhow lagu dilay magaalada Muqdisho.
Axmed Cabdulle Jimcaale, waxaa uu nabadoon u ahaa beesha u tartantay kursiga uu sanadkan Janaayo 28 ku soo baxay Nuur Iidoow Beyle.
Sanadihii u dhaxeeyay 1999-2009, wuxuu ahaa maamulihii iskuulka hose/dhexe/sare ee mujamac Dhiiba tacliim, ee magaalada Beledweyne.




From the comments