Madaxweynaha Ruushka Vladmir Putin ayaa mar afaraad ku guuleystay doorashooyinka madaxtinnimo ee dalkaasi.
Guddiga doorashooyinka ayaa sheeegay in madaxweyne Putin uu helay 76% codadka la dhiibtay ka dib markii la tiriyey.
Mucaaradka Ruushka Alexei Navalny ayaa laga mamnuucay in uu ka qeyb-galo doorashooyinka dalka, ka dib markii lagu eedeeyay in uu lunsaday hanti dadweyne.




From the comments