Deegaanno ka tirsan Gobolka Bari waxaa laga soo sheegayaa Abaaro Baahsan oo saameeyay dadka iyo duunyada, waxaa yaraaday Biyaha iyad oo kuwa la helana ay qaali yihiin Qiimaha Fuusatada Biyaha ah ayaa aad u kacday
Dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay waxaa biyo la’aan ay soo wajahday xoolo-dhaqatada iyo dadka ku nool deegaannada dhul-daaqsimeedka ah oo ku yaalla buuraleyda u dhaxeysa Caluula iyo Qandalla ee gobolka Bari.
Cabdi Cawil Maxamed waa nin Xoolo dhaqato ah oo ku nool deegaanka Ceel-Gaal ee u dhaxeeya Caluula iyo Qandalla Goobjoog News ayuu uga warramay Xaaladda abaarta ee deegaanka ka taagan iyo sida ay u saameysay waxaa uuna yiri.




From the comments