Wasiirka gaashaadhigga Israel Avigdor Lieberman, ayaa la filayaa in uu booqasho ku yimaaddo qaar ka mid wadamada qaaradda Afrika, waa booqashadii ugu horreysay ee uu ceynkaasi ah oo Israel ah uu ku yimaaddo qaaradda Afrika.
Idaacadda Israel ayaa sheegtay in Avigdor Lieberman uu booqanayo dalalka Rwanda, Tanzania iyo Zambia balse idaacadda ma aysan xadidin inta ay qaadaneyso booqshada wasiirka.
Lieberman ayaa kulamo la yeelan-doonno madaxda ugu sarreysa dowladahan saddexda ah, waxaana ugu weyn, waxaa ay ka wada hadlayaan sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya Israel iyo dowladahan.




From the comments