U bood dhigaalka

Xubno Ka Tirsan Guddoonka Oo Ka Soo Horjeestay Mudeyntii Mooshinka Ee Muudey

Maarso 25, 2018

Xubno ka tirsan golaha shacabka ayaa ka soo horjeestay mudeyntii maanta ka soobaxday guddoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdiweli Muudeey taas oo aheyd in 30 bishan la qaban doono kulanka looga doodayo mooshinka.

Qadobada ay cuskanayaan xubnahaan waxaa ka mid ah qodobka 68-aad kaasi oo qeexaya Dastuurka golaha shacabka iyo xeer-hoosaadka lagu maamulo gudashada waajibaadkiisa.

Haddaba Goobjoog News waxaa ay u soo gudbineysaa Akhristiyaasheeda warqadda ka soo baxday xubnaha ka tirsan golaha shacabka.

warqada cadeynta

 

 

 

 

Goobjoog News