Guddiga nabad-gelyada Mudug iyo Puntland ayaa socdaal ku tagay deegaannada Bari ee gobolka mudug halkaasi oo ay ku dhaqanyihiin xoolo dhaqato in muddo ah ay ka dhex taagneyd colaad.
Guddigan ayaa waxaa hoggaaminayey Suldaan Cabdinaasir jaamac, waxaa ayna kulamo wacyi-gelin ah ay laqaateen xoolo dhaqata ku sugan deegaannada bari ee gobolka Mudug, kuwaas oo ay ku dhiiro-geliyeen in ay kaalin muuqata ka qaataan geedi socodka nabadda.
Suldaan Cabdinaasir jaamac oo ah guddoomiyaha guddigan oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in socdaalkooda uu yahay sidii xoolo dhaqata ay ugu dhiiro-gelin lahaayeen nabadda iyo xasiloonida waxaa uuna yiri.




From the comments